Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xuska Maalinta Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed la qaatay Ciidanka ku sugan jiidda dagaalka ee Awdheegle “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xuska aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kula qaatay Ciidanka Milatariga ...
















