Somali Army destroys terrorist bases in Galgadud region
The Somali Army launched a security operation against the terrorist group Al -Shabab in Galgadud region last week. The ...
The Somali Army launched a security operation against the terrorist group Al -Shabab in Galgadud region last week. The ...
General Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan ...
Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida ...
Danjire Cawaale Cali Kulane, oo ah Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha, ayaa la saxiixday hishiis talaalka looga ...
Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo goor dhaw ka furmay Afisyooni, ayaa looga arrinsanayaa dardar-galinta Arrimaha Doorashooyinka dalka. Shirka oo ...
Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee IRGC ayaa shalay lagu qarxiyey Badda Cas, gaar ahaan inta ...
Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegtay in cudurka Karoona Fayras ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiisa. ...
Wasaaradda caafimaadka Brazil ayaa shaacisay, in 4,195 qof ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay guud ahaan ...
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u mira dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee ...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor" ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo Samareeb kaga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho