Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo dhageysatay tabashooyin ay qabeen ganacsatada “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan wadatashi la xiriira hannaanka dib-u-hagaajinta canshuuraha Galmudug kula ...
















