Maamulka degmada Gaalkacyo oo wado olole lagu soo celinaayo bilicda magaalda Gaalkacyo.
Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee Galmudug usoo bilaabay ...
Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee Galmudug usoo bilaabay ...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa cagta mariyey fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaano dhanka koonfureed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb. Deegaanada cadawgu gabaadka ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo guulo ka gaaray weerar fuleynimo ah ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay Qaraxii caawa ka dhacay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falkii argagixisanimo ee caawa fiidkii uu dhagarqabe ka tirsan ...
Qof Nafti halige ah ayaa isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ay ku shaahiyaynayeen dad rayid ah, halkaasi oo ay ...
Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa gaartay kama danbeysta tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu ...
Seddex horjooge iyo in ka badan 116 dhagar qabe oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab ayaa lagu dilay degmadda Awdheegle ee ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Aadan Cabdinaasir Macallin ayaa kulan la qaatay guddiga ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abuukar Cismaan Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho