Gudoomiyaha baarlamaanka Carabta oo canbaareeyay qaraxii argagaxisada ee jimcihii ka dhacay Muqdisho.
Gudoomiyaha baarlamaanka jaamacada carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u canbaareeyay qaraxii argagaxisadu ku laayeen dad shacab ah ...
















