Madaxweynaha Mareykanka oo xiriirkiisi ugu horeeyay la sameeyay dhiggiisa Shiinaha
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xiriirkiisi ugu horeeyay la sameeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping tan iyo markii la doortay. Labada ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xiriirkiisi ugu horeeyay la sameeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping tan iyo markii la doortay. Labada ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay ...
Shan qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin ayay ciidanka xoogga dalka qabteen, ka dib markii howlgal ...
Xuska sanad guuradii 56 aad ee ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka difaaca ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khudbaddii maanta u jeediyay xildhibaanada golaha shacabka waxaa uu uga hadlay ...
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaan maamulka cusub ee Liibiya, waxayna ku baaqeen in si buuxda ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen.Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kulan looga hadlayay kor uqaadista dhaqancelinta maxaabista la qaatay saraakiisha ciidanka, taliyeyaasha ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii Ay Umagacaawday Deegnaaka Bacadweyne. wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha galmudug ayaa lagu ...
Ra'isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo arbaco ah waxaa uu khudbad ku saabsan wax ...
Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka 15 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho