Wasiir Beyle oo kulan miro dhal ah la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ay ugu horeyaan ...
















