Ciidamada amniga ee Puntland oo fashiliyay qaraxyo ay maleegayeen argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”
Ciidamada amniga dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta fashilay qaraxyo ay maleeshiyada Al-shabaab damacsanaayeen in ay ka fuliyaan gudaha magaalada Boosaaso. ...
















