Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu ...
Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ...
Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibaraahim ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dhabeeyay ballanqaadkii uu u sameeyay shacabka gobolka ...
Alle ha u Naxariistee waxa dalka koonfur Afrika dhaawac kasoo gaaray xalay shil gaari ugu geeriyooday mid kamid ah Soomaalida ...
Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee tallaalka anti-Covid-19 ee ...
Wasaarada amniga maamulka Koonfur galbeed ayaa xaqiijisay in saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ay xalay howlgal duqeyn ah ku dileen Horjoogayaal ...
Qaramada Midoobay ayaa bayaan ay soo saartay oo uu baahiyay afhayeenka Qaramada Midoobay Stephan Dujarric, lagu sheegay in Madasha Wadahadalka ...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal miinooyin lagu soo saarayay ka fuliyay deegaanno hoos yimaada magaalada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug, ...
Madaxda cusub ee magaalada Feer-Feer ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan la qaatay Dhakhatiir iyo xubno ka mid ah bulshada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho