Madaxweyne Deni oo bogaadiyay howlgallada ay Ciidanka Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah Gobolka Bari
Boosaaso-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in uu soo ...
















