Madaxweyne Farmaajo oo marti gelinayo munaasabad lagu dhameystirayo arimaha doorashooyinka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii ...
















