Agaasime Koofi oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakado ka shaqeynayey socdaalka sharci darrada ah.
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo ka hadlay Shirweynaha Wadatashiga qiimeynta qataraha lacag dhaqidda ...
















