Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Feer-feer +Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray deegaanka Feer-feer ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Guddoomiye ...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray deegaanka Feer-feer ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Guddoomiye ...
Afhayeenka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraamim Mucalimuu ayaa sheegay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu diyaar u yahay si wadidda ...
Gudoomiyaha baarlamaanka jaamacada carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u canbaareeyay qaraxii argagaxisadu ku laayeen dad shacab ah ...
Aqalka Senate Mareykanka ayaa ansixiyay hindisaha dhaqaale ee lagu caawinayo dadka Amerikaanka ah oo dhaqaalahooda saameeyay safmarka coronavirus, kaas oo ...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo ...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa ku baaqay in si deg deg ah gurmad biyo dhaamin ...
Gargaarkan Caafimaad oo isugu jira agabyada kala duwan ee ka hortagidda xanuunka Safmarka ah ee COVID-19, ayay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 191 ...
Boosaaso-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in uu soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho