Gudoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ...
















