Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qabatay kulan looga hadlayay ansixinta sharciga Xanaanada Xoolaha “SAWIRRO”
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukumada Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan looga doodayey ansixinta sharciyada Xanaanada Xoolaha. ...
















