Wasiirka Diinta ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda “SAWIRRO”
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali ayaa sheegay in Wasaaraddu ay kaalin weyn ...
















