Qurbo-joog soomaaliyeed oo lagu abaal mariyay taakuleyn ay u sameeyeen qoyasas dan-yar ah
Dhallinradan oo ku nool waddamo ku kala yaalla qaaradaha Yurub iyo waqooyiga Ameerika ayaa waxaa ay ka soo jeedaan xaafadda ...
Dhallinradan oo ku nool waddamo ku kala yaalla qaaradaha Yurub iyo waqooyiga Ameerika ayaa waxaa ay ka soo jeedaan xaafadda ...
Guddiga xaaladaha deg dega ah ee dalka UK ee loo yaqaan Cobra, ee uu hogaamiyo Ra’isulwasaaraha dalkaasi ayaa yeelanaya maanta ...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay'adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay ...
Weerar gantaalo ah ayaa lagu qaaday safaarada mareykanka ee ku taala magaalada Baqdad ee xarunta dalka Ciraaq. Warbixin ay soo ...
Tiro kamid ah dalalka Midowga Yurub ayaa ka fekireya sidii xariyaad u saari lahaayeen dadka uga imaanaya dalka UK si ...
Ciyaaraha kubadda cagta dowlad goboleedyada ee gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmiya uga furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana ...
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen keyd shidaal oo gaaraya200,000 oo liitar kaas oo yaalay duleedka magaalada Mekelle ee ...
Ilaa sadex qof ayaa ku dhimatay, halka shan kale ku dhaawcmeen qarax ka dhacay badhtamaha Addis Ababa, sida lagu faafiyay ...
Dhalinyarada araga naafada ka ah ee wax ka barta jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay xafiis wax loogu qabanayo baahiyaha ...
Diyaarad siday gargaar loogu talo galay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay duufaantii GATI ayaa maanta gaartay magaalada Boosaaso . ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho