Madaxweynaha Dalka oo Hambalyo u diray cayaartooyda Xulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay ciyaartoyda Xulka Gobolka Baandir guusha ay ka gaareen Ciyaartii ...















