Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka 2026-ka
RADIO MUQDISHO:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xafladda mahadcelinta howl-wadeenada imtixaanka qaranka 2024–2025, xiritaanka ...















