Wasiirka arimaha dibadda JFS oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee ka dhacay magaaladaasi
Wasiirka Arrimaha Dibedda JFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq waxuu caawa booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee galabta ka dhacday Magaalada ...
















