Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Furay Shirweynaha Qaran Ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta Argagixisada “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee ...















