Wafdi Wasiiro ah oo ka socday dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur “SAWIRRO”
Wafdigaan oo isugu jirey Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool ee dhowaan la soo magacaabay waxa horkacayey Wasiirka ...
















