Mas'uuliyiin ka tirsan guddga gaadiidka gobolka Banaadir, isla markaana qeyb ka ah dadka ku howlan dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo ...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble, iyo wefdi uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Garoowe ee Puntland ayaa ...
Affar shaqaale gargaar ah ayaa lagu dilay bishii hore gobolka dagaalada ka socdaan ee Tigree ee waqooyiga Ethiopia, sida ay ...
Barnaamijkan oo gunaanad u ahaa wacyigalino xiriir ah oo mudo 16-maalmood ah ka socdey degaanada Galmudug, diiradana lagu saarey ka ...
In ka badan 50 malyuun oo qof kuwaas oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika ayaa u baahan gargaar deg ...
Morocco ayaa noqotay wadankii u dambeeyay oo ka tirsan jaamacadda Carabta oo Israel kula heshiiyay soo celinta xiriirka diplomaasiyadeed, iyadoo ...
Madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddiga ka kooban shan xubnood oo baaritaan ku sameyn doona dilkii duleedka ...
Morocco ayaa noqotay wadankii u dambeeyay oo ka tirsan jaamacadda Carabta oo Israel kula heshiiya soo celinta xiriirka diplomaasiyadda iyadoo ...
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho