Golaha Wasiirada XFS oo ansaxiyey Hindise-sharciyeedka sharciga Laysimada Ganacsiga Soomaaliya.
Golaha Wasiirada XFS, ayaa maanta ansaxiyey Hindise-sharciyeedka sharciga Laysimada Ganacsiga Soomaaliya oo ah sharci muhiim u ah nidaaminta ganacsiga, kobaca ...
















