Madaxweyne Farmaajo oo ciidanka booliska Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey sanad guurada 77-Aad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala ...
















