Guddoomiye Cumar Filish”Waxaan rajeyneynaa in aan la helin qof ku nool gobolkan ee aan wax qorin waxna Akhrin”+SAWIRRO
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay barnaamijka kulanka wadatashiga ...
















