Xanuun cusub oo aan wali la garan oo dad badan loo seexiyey isbitaal dalka Hindiya.
Hal qof ayaa u dhintay 300 oo kale isbitaal ayaa loo seexiyay xanuun cusub oo aan wali la garan kaas ...
Hal qof ayaa u dhintay 300 oo kale isbitaal ayaa loo seexiyay xanuun cusub oo aan wali la garan kaas ...
Tababarka oo lagu baranayay, habka hogaaminta wanaagsan, xalinta khilaafaadka iyo dhiirigelinta ka qaybgalka haweenka ee maamulka degmada Gaalkacyo, kaas oo ...
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen gaadiid badan oo ay ka carareen saraakiisha baxsadka ah ee TPLF . Gaadiidkan ...
Dufcaddii ugu horreysay oo ah dad ka yimid dibadda Sacuudiga ayaa maanta gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawarah. Dadkaan doonaya ...
Xafiiska arrimaha siyaasada ee AMISOM ayaa sheegay in tababar socday sadex maalin ay siiyeen xubno ka yimid dowlad goboleedka Hirshabeelle. ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta daah-furay shirka dib u eegista mashruuca ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo habka Foggaan aragga kaga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga ...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim, oo maanta khubad ka jeedisay shirka madashada Iskaashiga Soomaaliya iyo ...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb galay shir uu soo agaasintay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho