Maamulka Degmada Holwadaag oo howlo nadaafadeed ka sameeyey wadad 30-ka ee magaalada Muqdisho.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa wado dadaalo looga shaqeynayo nadaafadda iyo bilicda degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan nadiifinta wadooyinka Magaalada Muqdisho. ...
















