Taliska Boliiska oo gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhmayo ku lug la haashaha kiiskii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax
Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidanka Boliiska Galmudug howlgal ay xalay xilli dambe ...
















