Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in laga wada fadhiisto wixii khilaaf ah ee jira
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay shirka Madasha aragti wadaaga ayaa tilmaamay in musharixiinta u taagan ...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay shirka Madasha aragti wadaaga ayaa tilmaamay in musharixiinta u taagan ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isna ka hadlay Madasha ayaa u mahadceliyay Madaxda dowlad Goboleedka Puntland ...
Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyay casuumadda loo fidiyay iyo ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in madasha lagu soo bandhigo waxkasta ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayey madasha aragti wadaagga ee Heritage oo maanta ka furatay ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo isna ka hadlay shirka ayaa ka mahadceliyay shacabka iyo Madaxda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo daah furay shirka Madasha Aragti Wadaagga ayaa sheegay in kan maamul ahaan ...
Ugu yeraan 13 qof ayaa dhimatay daraasiin kalena waa ay dhaawacmeen ka dib weerar arbacadan maanta ah lagu qaaday garoonka ...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boore) ayaa shir ...
Talaalkan oo lagu curiyay gudaha Britain ayaa lagu magacaabaa Oxford / AstraZeneca waxaana sameeyay seynisyahano UK u dhashay oo jooga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho