Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga digtay hubeynta jabhad xasillooni darro ka abuurta gudaha dalka
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya si dhow ula socto abaabul Milateri ...














