Booliska oo ka warbixiyay qarax naftii halige uu ka fuliyay maqaaxi dad rayid ah ay ka cunteeyaan
5 qof ayaa dhimatay 8 kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii qof naftii halige ah uu isku qarxiyay Maqaayad ...
5 qof ayaa dhimatay 8 kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii qof naftii halige ah uu isku qarxiyay Maqaayad ...
Wasaaradda caafimaadka ayaa maanta qabatay kulan ay ku soo dhaweynaysay saxiixidda sharciga golaha mihnadlayaasha caafimaadka qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha ...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane eng.Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar kula ...
Ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wasiirka wasaaradda ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga xaalada deg dega ee dowlada itoobiya u xilsaartay gobalka tigreega ayaa lagu ...
Waxaa dunida ku soo laba kacleeyay Xanuunka COVID19, Somalia waxay ka mid tahay dalalka uu dib ugu soo laaba kacleeyay ...
Wasiiradda Warfaafinta iyo Maaliyadda xukuumada federaalka soomaaliya ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xarunta golaha murtida iyo madadaalada ee magaalada ...
Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in sadax cisho loo qabtay in ciidanka TPLF ay isku dhiibaan kuwa qaranka ay ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho