Tababar loo furay qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Xaaji Xuseen ayaa xarunta Wasaaradda ka daahfurtay tababar ...
















