Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay
Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha ...
Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha ...
Mr. Pashinyan waxaa heysta cadaadis uga imaanaya shacabka taas oo ka dambeysay saxiixa heshiiska gobolka Nagorno-Karabakh ka dib dagaalkii lix ...
Safaaradda Soomaaliyeed ee K/Afrika ayaa kulan u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi,waxaana kasoo qeybgalay Madax ka socotay Jaamacadaha UNISA,Vaal iyo ...
Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed Laftagareen ayaa lagu qabtay ...
Gantaalladda ayaa laga soo tuuray Itoobiya waxayna ay ku dhaceen caasimadda dalka deriska la ah ee Eritrea, sida ay sheegeen ...
Mashruuca isku tashiga dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka galkacyo iyo hobyo ayaa haatan maraya meel fiican taasna waa mid muujinya ...
Dabka ayaa ka kacay sida saraakiisha caafimaadku sheegeen qeybta deg dega ee isbitaalka magaalada Piatra Neamt halkaas oo ay ku ...
3 gantaal ayaa la sheegay in ay ku dhaceen magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Dadka magaalada ayaa sheegay in ...
Shirka Todobaad laha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo caawa qabsoomay uuna shir Guddoominayay Madaxwayne Ku xigeenka Puntland ahna Ku-simaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho