Guddiga Arrimaha bulshada BFS oo dhageysi dadweyne mariyey Hindise-Sharciyeedka Waxbarashada dalka “Dhageyso”
Guddiga Arrimaha bulshada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhageysi dadweyne mariyey Hindise-Sharciyeedka Waxbarashada dalka. Halkan ka dhageyso Baraamijka oo dhameystiran
















