Xafiiska SOMINVEST ee wasaaradda Qorsheynta XFS oo ku biiray Ururka Hay’adaha Dhiirigelinta Maalgashiga Adduunka
Xafiiska Dhiirigelinta maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa ku biiray Ururka Hay’adaha ...
















