Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday doorashada Guddoomiyaha cusub ee Gaalkacyo, Xukuumadeyduna way dhiirrigalineysaa”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay caleema saarka Guddoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo ...
















