Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadraalka Soomaalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabadda maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed, ...
















