Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka ka soo jeeda Somaliland
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee ...
















