Taliye ku-xigeenka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. ...
















