Safaarada Sacuudiga ee Magaalada Hague ee Dalka Holland oo la Rasaaseeyay
Rasaas ayaa lagu furay dhismaha safaarada Sacuudiga uu ku lee yahay magaalada Hague ee dalka Holland . Boolisku waxay sheegeen ...
Rasaas ayaa lagu furay dhismaha safaarada Sacuudiga uu ku lee yahay magaalada Hague ee dalka Holland . Boolisku waxay sheegeen ...
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay qeybaha bulshada, wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee ...
Shirka wadatashiga hay’adaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed ee soo gabagabeynta dib u eegista farsamo ee dastuurka ayaa ...
Boqorka Baxrayn Xamad Bin Ciise ayaa magacaabay ra’iisal wasaare cusub kadib markii ra’iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku ...
UK waxay iminka noqotay dalka ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 guud ahaan qaarada Yurub waxaana dhimashadu ay dhaaftay 50,000. Sida ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala ...
Munasabadda ay ku qalin jebinayeen 73 arday oo baratay cilmiga diiniga ayna soo qabanqaabisey Jaamacadda Qur’aanka Kariinka ayaa waxaa ka ...
Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay laba boqol dhallinyaro ah oo ka kala yimid Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Gobolada ...
Odoyaal dhaqameed Muqdisho ku sugan ayaa baaq nabadeed u diray dad walaalo ah oo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay ...
Kulanka qada sharafta ah oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Deyniile ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho