Wasiirka Haweenka oo Culimada ugu Baaqday in ay Kordhiyaan Wacyigelinta Tacdiyadaha Dumar +Sawirro
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Soomaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo socdaal shaqo ku joogta magaalada Garoowe kana ...
















