Masjidkii ugu horeeyay ayaa laga furay magaaladda Athens ee caasimadda dalka Giriiga ka dib 14-sano oo muran iyo dib-u-dhac xagga ...
Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u ...
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa maanta magaalada muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka ...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii guul looga ...
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Danjire Xasan Xundubey Jimcaale ayaa booqday safaaradda Turkiga ee Soomaaliya, waxaana ku soo dhaweeyay safiirka ...
Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa maanta oo talaado waxa uu hishiis dhinaca sharciyadda Badda la saxiixday ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ...
Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho