Ra’iisul wasaaraha XFS oo Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa kala hadlay arrimaha doorashooyinka”SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi ...
















