Tanzania wasiir akhrin waayay dhaarta dastuuriga oo xilka laga qaaday.
Madaxwaynaha Tanzania ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta ka hor inta uusan xafiiska la wareegin, ...
Madaxwaynaha Tanzania ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta ka hor inta uusan xafiiska la wareegin, ...
Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka argagaxisada Alshabaab kala la wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha hoose, sida ...
Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay ...
Ciidankan waxaa ku jira taliye ku xigeenkii taliska waqooyi ee ciidanka Itoobiya kuwaas oo fariisinkoodu yahay gobalka Tigray Brigadier General ...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa sii daayay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2019. Warbixinnada oo faahfaahsan ka dheeho lifaaqa hoose:
Taliye ku xigeenka ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya ...
Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa wada dadaalo ku aadan xoojinta wadashaqeynta maamulka iyo bulshada magaalada waxaa maanta duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka ...
Somalia is no stranger to floods and droughts — or to the crop failure and hunger that they bring. In 2011, ...
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, ayaa dejiyay qorshihiisa 100 maalin ah oo ugu horeysay xafiiska taas oo ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho