Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay musaanabad lagu dhaarinayey Guddoonka Maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta Galmudug “SAWIRRO”
Munaasabaddan oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu dhaariyay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Gobalada iyo kuxigeennada Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug ...
















