Natiijada doorashada madaxtinimada Maraykanka oo goor dhaw la filayo
Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loo shaaciyo, waxaana haatan soo baxday natiijada codadka ay ...
Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loo shaaciyo, waxaana haatan soo baxday natiijada codadka ay ...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka furay shirka Baxbaxa golaha wasiirrada oo galay maalintiisa labaad. ...
Hay’adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in tirade dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada ...
Ilhan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Wakiillada Mareykanka, kaddib markii ay la tartantay musharrax ka socday xisbiga ...
Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle iyo labadiisa ...
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya(XFS) Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa xafiiskeeda ku qaabishay madaxa hay’adda Qaramada ...
Waaxda bulaacadaha dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howl lagu hagaajinayo goobaha biya mareenka ah ka fuliyay qaar kamid ah ...
Masjidkii ugu horeeyay ayaa laga furay magaaladda Athens ee caasimadda dalka Giriiga ka dib 14-sano oo muran iyo dib-u-dhac xagga ...
Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho