Safiirka Boqortooyada Sacuudiga ee Soomaaliya oo booqday Isbitaalka Banaadir “SAWIRRO”
Safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Dr Maxamed Cabdi-khani Al-Khayat oo uu wehliyo Agaasime goboleedka Xaruunta Bani’aadannimada iyo Gargaarka ee ...
Safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Dr Maxamed Cabdi-khani Al-Khayat oo uu wehliyo Agaasime goboleedka Xaruunta Bani’aadannimada iyo Gargaarka ee ...
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan ayaa dhagax dhiggay waddada isku ...
Guddoomiyaha kumeel gaarka ah (KMG) ee baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Xildhibaan, Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka guddoonka baarlamaanka maamulkaas. ...
Xildhibaannada baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqadle u doortay inuu noqdo guddoomiyaha KMG ah ee ...
Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka ...
Dhaarinta xildhibaannada Cusub ee baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa goordhow kusoo gabogabowday magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiyaha ...
Saraakiisha Sacuudiga ayaa maanta oo Sabti ah ka hadlay muwaadin u dhashay Sacuudiga oo gaari uu watay si xoog ah ...
Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay 804 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul gariir xoogan oo cabirkiisu yahay 6.6 ...
Howlgal ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 5aad qeybta 27-aad ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo ...
Wararka aan ka heleyno deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo kasoo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho