Guddoomiye ku-xigeennada cusub ee Gobolka Banaadir oo si rasmi ah xilalkooda ula wareegay “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyey Guddoomiye ...
















