Adeegga Internetka oo si buuxda usoo laabtay
Shirkada Hormuud Telecom ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la xaliyay dhibaatadii ka jirtay adeegga internetka isla ...
Shirkada Hormuud Telecom ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la xaliyay dhibaatadii ka jirtay adeegga internetka isla ...
Jaaliyada , ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya ayaa deeq gar-gaar ah gaadhsiiyey in ka badan 400 ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo caawa lagu dhawaaqay. ...
Daahfurka kalfadhiga 2- aad ee Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qeybgaley Madaxaweynaha Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ,Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ...
Alle ha u naxariistee waxaa galabta Muqdisho ku geeriyootay fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ahayd fanaaniinta ...
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in hurin coladeed laga sameeyo deegaanno ka ...
Dalka Jarmalka ayaa Wasaaradda Beeraha ee Itoobiya ugu deeqay diyaarad ah nooca aan duuliyaha laheyn oo casri ah, si ay ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen buundada Bariire iyo tuulada Nuungare oo ka tirsan degaanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho